Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan cabay Madaxa IDAHA maraqiisa?
(1/1)
Umu caaisha:
Asc WA ku salamay Dr Mahdi Dr su aal aan qaba iga shaafi. Waxaan cabay Madaxa IDAHA maraqiisa. .infection I haayo awgiis aan u cabay. .intaan cabin kahor beerka waan iska bàray Alx waan caafimaad qaba. Lkn faaaido intee la eg aa laga heli karaa madaxa IDAHA ..
SomaliDoc:
Akhriso qoraal aan kaga hadalnay caafimaadka idaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5927.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version