Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Hooyo uur leh lugaha haday so bararaan?

(1/1)

Sumai:
Asc dr hoyo uur leh lugaha hady so bararan maxaa la dhihi karaa urkuna yahy 7 bilod wax dhaqtar ah na an tagin mahdsanid.

SomaliDoc:
Lugo bararka xilliga uurka waxaa keeno waxyaabo bada sida: miisaanka uurjiifka, dhiig-yarida, dhiigkarka uurka, wadne xanuunka, xinjiroobista xididada lugaha, istaagnaanshaha iyo socodka badan, fitamiin yarida iyo kuwa kalaba.

Fadalan la xiriir dhakhtar, halkaane ka akhriso dhibaatooyinka la soo darso hooyada uurka leh: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1203.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version