Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Faantada Dalka Maxay Dhibaato Cafimad Nagu Keeni Kartaaa....?

(1/1)

Altastar10:
Asc Somali.Doctor.....
Waxa Rabaa Inan Idin Waydiiyo Somalia Manta Malahan Warshad Caalami Ah Oo Wax Soo Saarta Local Moyee.....
Dadku Wxa Ay Ad U Isticmalan Ayaantan Dambe Cabitaanka Dalka Qaasatan Kuwaa Acid Leh Ee Loo Yaqaano Fanta Oo Dhawr Cuun U Kala Baxda Marka Wxa Rabaa In La Iga Faaideyso Madama Gurigayga Ad Looga Isticmaalo Wxa Ay Igu Keeni Karto Cafimad Ahaan Dhibaato IWM Ah Ayada Oo An Hubin Plance Ahaan Inay Isku Dheeli Tiran Tahay Iyo Inkale.....?

        Wabillaahi Towfiiq...
 

SomaliDoc:
Cabitaannada aashitada leh ee la warshadeeyo, caafimaad lagama helo, waa biyo la midabeeyay oo udgoon loo yeelay.
Haddii aad isticmaashid, waxaan kugula talin lahaa in aad iska joojisid.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version