Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cunaha ayaa isoo buuran?

(1/1)

Nimco Abdi:
Sc dr waad ku mahadsantahay sida quruxda badan ee ad no jahilsarto waxan ku waydiinaya cunaha ayaa isoo buuran hoyadayna waxay ledahay thyroid dhiigaga layga qaday waa wada normal lakin scanku wu so saraya inuu thyroidku i bararsanyahay wax dhib ahna kuma qabo ma u baahanay dawooyinka thyroidka inan qaato thnx

SomaliDoc:
Hadduu normal yahay uma baahnid in aad qaadatid daawoyinka thyroid-ka, laakiin waxaa muhiim ah in la ogaado nooca bararku uu yahay.
Bararka qaar qalliin ayaa lagu farsameeyaa, qaarka kalen daawooyin kale.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version