Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Umusha dhexda inaay xirato?

(1/1)

Deko Ali Omar:
umusha ama nagta markey dhasho inaay dhaxda xirato ma fican tahay wax samayn cafimad miyay leedahay hday iska dhaafo maxaa dhacayah inaay caloshu fakaneyso wax maka jiraan
thanks

SomaliDoc:
Waa arrin aan dhib lahayn, haddii ay iska daysane wax dhacaya ma lahan ee faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1924.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version