Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Qof ay xanuunyso lugta halka sare ee jilibka hostisa?
(1/1)
Umal Abdirahman:
salaam calykum dr alle ayaa mahad oo dhami usugnaaty ina bary cilmigan aadk uqaaliga aha allx allx adi oo usameeyay umAda meelkasta oo ayjoona alle haka jasa isiiyo dr i have aquestion waxana weeyi qof ay xanuunyso lugta halka sare ee jilibka hostisa ahna waliba gastrocenius nerve soleus nerve achilles tendon inta nerfaha kufira ay xanuunyaan oo garaac badan ayleeyihim maxa sababa se maxaa lagu daayaynkaraa ee u xala
SomaliDoc:
Meesha ku xanuunayso ma lafta jilibka ka hoosayso mise muruqa kubka ee lugta gadaal kaga dhaggan?
Fadlan soo faahfaahi.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version