Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay mareeg goormay cunuga gali karaa?

(1/1)

Deko Ali Omar:
waa maxay mareeg goormay cunuga gali karaa see ku galaa
dhabar loo sexdo mareeg ma keenaa thanks DR

SomaliDoc:
Mareeg ma waxaad ula jeedaa uurjiifka oo ku marjismo xadhiga ibida oo xudunta kaga dhegan? mise waa arrin kale?
Fadlan soo faahfaahi inta aanan ka jawaabin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version