Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Tinta la beerto wax dhiba ma u leedahay madaxa?

(1/1)

Dhaqale:
Tinta la beerto wax dhiba ma u leedahay madaxa . Qofka bidaarta qaba

SomaliDoc:
Tinta oo la beerto waxay keeni kartaa wax loo yaqaano "Shock loss" oo ah in tinta ay khafiifto kadibne ay daadato.
Waxay kaloo keeni kartaa barar basada iyo cuncun oo haddii aad xoqdid ka sii dari karto.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version