Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Timirta ma laga qaadi karaa xanuunka macaanka?

(1/1)

A/qadir Abdi:
Asc Dr
Timirta haddii uu qofku badsado ma ka qaadi karaa xanuunka macaanka
Mahadsanid

SomaliDoc:
Timirtu ma keento cudurka macaanka, haddii aad ka wadidne ma kicisaa? Haa way kicisaa oo in la yaraysto ayaa fiican inkastoo ay ku xiran tahay heerka macaankaagaa.
Akhriso qoraal ku saabsan macaanka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1145.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version