Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Mar mar waxaa igu dhacaysa in aan neefsan wayo?

(1/1)

Awabdi:
mar mar waxaa igu dhacaysa in aan neefsan wayo waa neef mar mar laabta igaga dhagaysaa dacadana igama so baxayso markaas

SomaliDoc:
Gaas inuu ku hayo ayaa dhici karto ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version