Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Haday hooyadu naaso yartahayba caanaheedu ma yaraanayaan?
(1/1)
Zuleikha:
asc suaal aan horey kuu wediiyey ayey daba socotaa midan insha Allah Dr waxayna tahay waxaa tiri waxyaabaha yareeya caanaha naaska waxa kamid ah in hooyada naasaheedu yaryaryihiin oo unugyadii caanaha soo daaya oon ku filnayn marka naasaha yaryar ma da' ahaan bad kawadaa mise haday hooyadu naaso yartahayba caanaheedu waa yaraanayaan
jzkallah dictoore
SomaliDoc:
Maya da' kuma xirno, waana yaraanshaha unugyada ku dhex jiro naaska ee way jiraan haween naasohoodu yaryihiin laakiin caano fiican soo daayo.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version