Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa keena in caruutu diido cuntada?

(1/1)

Hodandeeqa:
ilmahaygu wuxuuu jiraa 2sano iyo badh ilaa markuu 6 bilood ahaa waxanku daddalayey inuu wax cuno ilaa hada ma doonayo waxan sharaab iyo caano ahayn inuu cuno maxad igula talin lahayd dhakhtar.

SomaliDoc:
Saxarada ka baar haddii bakteeriyo iyo gooryaan uu jiro, waa waxyaabaha ugu horeeyo oo u diido ilmaha inay wax cunaan.
Hadduu cunuga miisaankiisu uu sii lumayane ama dad'iisu uu ka miisaan yaryahay la xiriir dhakhtar caruur si loo baaro.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version