Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan sameeyaa jelq exercise mar badan?
(1/1)
Mr Mahamed:
Ditoore waxaan sameeyaa jelq exercise mar badan sidaasna ay tahay waxaa iiga imaado wax cundhuufta oo kale oo cad hadana jiid jiidma sidee saas u aheed ayaan ku tiray tiish tiishkiina waxaan ku arkay wax yar oo dhiig ah waana garan waayay ma dhibaato ayuu iigeesan karaa jelq exercise? Mida kale xubintana waan jiidaa si aad ah si ay iigu dheeraato ayadana masababi kartaa wax yaabahaas thanks
SomaliDoc:
Jelq excercise wuxuu dhaawici karaa ibta guska, sidaasne ku dheeraan mayso ee iska daa.
Akhriso qoraallo ku saabsan arrintaan:
1- Jelqing / Milking: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4072.0.html
2- Weynaynta xubinta taranka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5846.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version