Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: dhiig bax dhagta ah?

(1/1)

Salaado cali:
Aslaamu calykum wataxmutulaahi dr
Suashaydu waxay tahay dr inaan ayaa waax ku fogaaday kan qashinka lagu nadiifiyo marka labda dhagba dhiig ayaa ka imaaday 10drops camal ah oo badan mida waxa gaareen saliid macasar ayaa looga shubay xanuunkii way joojisay lkn dhiig ayaa wili ka socoda dhagtii waxa gaareen tan kale waa caadi marka maxaan samynaa dr? shalay ayey dhacaday arintaan saakay markii la fiiraywy dhagteeda dhiid aan badan ayaa ka soo baxay

SomaliDoc:
Si loo ogaado waxa dhegta gaaray fadlan haloo geeyo dhakhtar heesto qalab dhegaha lagu fiiriyo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version