Author Topic: Turjubaanadda Cafimaadka ee Somalidda  (Read 6841 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kamal

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 43
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Aqoon la'aani waa iftiin la'aan
Turjubaanadda Cafimaadka ee Somalidda
« on: February 14, 2008, 06:28:24 AM »
Asc
waxaa mahad leh ilaahy, waxaan marka labaad amaan u soo jeedinayaa dhamaan maamulka webka iyo dhaqaatiirta iyo ardayda maamusha shabakadan, waxaan ahay mid ah mid ah turjubaanadda ka shaqeeya cusbitaada ku yaala maraykankanka. waxaan jirta inaan jecel nahay inaan xiriir la yeelano dhaqtiirta Somalida oo iyagu  aqoontii caafimadka iyo luqadaba leh. waxaa sidoo kale aqoon is waydaarsi ku samayn lahaa dadka kashaqeeya turjubaada cafimaadka,
xageen idin waydiin karnaa suaalaha aan qabno, mase naloo samayn karaa meel aan aniga aqoon isku waydaarsano, tusaale sida ereyada cafimada loogu yiraahdo luuqado kala duwan.. .

first i want to thank Allah then to the managment of this webpage, both Doctor and students,im one of Somali Medical interpretor  in USA,we would like to communicate Somali Doctors because you have  knowledge both   the health and the language...
where can we ask you the questions ?[/i] can we have a place to exchange the knowledge among us ?for example  how to say words in to deferent language...

to add you some information some interpreter  agencies would like to see Somali Doctor offering training to Somali interpreters, and if you are medical student i will suggest to you to work as interpreter you will learn a lot.... we work tens of deferent Dr, deferent field every day...




Aqoon la’aani waa Iftiin la’aan


Offline Waxbaro!

  • Global Moderator
  • *****
  • Posts: 242
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Aqoontu Waa Iftiin
Re: Turjubaanadda Cafimaadka ee Somalidda
« Reply #1 on: February 15, 2008, 08:46:11 PM »
Walaal kamaal waa fikrad wanaagsan waana soo dhaweynayaa..

In luqada caafimaadka loo tarjumo somali si ay  u sahlanaato wacyi galinta, waana mida aan halkaan ka wadno oo qoraalo badan oo somali ku qoran ayaa jira.

Hadii qoraaladaas la soo aruuriyo kadib qaamuus laga dhigo, inta hartayne la tarjumo waa arin aad u wanaagsan.

Waana filayaa qeyb noocaan oo kale in lagu soo daro webka sida dr.mahdi uu ii sheegay..

Lakin hadii aan ku weydiiyo su'aal gaaban, qofka sidaada oo kale tarjumidda ku shaqeeya, ma wuxuu soo maray ama soo qaatay koorso dhinaca tarjumidda caafimaadka, qaabkeene loo bartaa, qaabkeene loogu shaqeestaa?

Mahadsanid

Waxbaro!
Your posts reflects your personality, so be Wise and Polite!


 

Qadashada Ardayda Cusub ee Kulliyada Cafimaadka Norman Bethune ee Dalka CHINA

Started by Dr.RashaadBoard I want to Study Medicine

Replies: 3
Views: 15452
Last post April 07, 2011, 11:28:26 PM
by Diagnostic
Su'aal: Saamayn ma ku leeyhay cabidda coffee gu cafimaadka qofka?

Started by Abdiqadir ducaysaneBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2901
Last post June 01, 2016, 09:58:40 PM
by SomaliDoc
Marwaxada iyo cafimaadka

Started by Diihaal GuutoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3074
Last post October 16, 2016, 07:01:45 PM
by SomaliDoc