Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa keena cuncunka ama xajiinta?

(1/1)

Mohamed Ali Mohamed:
Dr.. maxaa keena cuncunka ama xajiinta ku dhacda xubnaha taranka dushooda(Maqaarka) sida maqaarka xiniinyaha iyo agagaarkooda , sideese loo dawayn karaa . mahadsanidiin.

SomaliDoc:
Cuncunka qooraha wax badan ayaa keeni karo sida caabuq fangas maadaam ay meeshu huur badan leedahay, in qanjirrada dhidika ee maqaarka qooruhu ay xirmaan ama cillado kalaba way keeni karaan ka baxsan infekshanka.
Fadlan la xiriir dhakhtar maqaar.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version