Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhibaato marka uur qaado igu dhacda?
(1/1)
Nuurto:
Asc doctr salaan kdib wxn ahay hooyo 3 crur leh hdana ki 4aad closha ku wada suasheyda wa marwlbo uur qaado wxa igu dhaca caloosha ka dareemaa dibiryo said ah iyo baahi lkin hdi an wx cuno ama cabo wa igu si siyaadeysaa dibiryada wxn kaloo dareemaa cloosha o i olosho laabjeex ciladan wxn dareemaa mrku uurka 2bil gaaro ilaa an ka dhalaa mrkn dhalo aya igu danbeyso xnunkas xta gaaska caadiga ama laabjeex dadka qabo ma ihi dhqtr ban u tagay wxu iyiri wxd qabta gaaska calosha iga jaahil bixi ma waxa jira gaas uurka un ah thnks jwb wcn
SomaliDoc:
Waqtiga uurka wuu siyaadaa gaaska iyo laabjeexa, waana in si dabiici ah ula tacaashaa.
Aad ha u dhargin, dhowr jeer wax cun maalintii, halkii marne wax yar cun.
Markaa cunnada cuntid horay haka seexanin.
Cabitaanka ka dambaysii cunnada hal saac.
Daawooyinka laabjeexa yareeyo waad qaadan kartaa hadduu dhakhtar kuu qoro.
Ku dadaal in calooshaadu socoto oo badso qudaarta iyo cagaarka.
Akhriso qoraal ku saabsan dhibaatooyinka ay la kulmaan hooyoyinka uurka leh: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1203.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version