Author Topic: Su'aal: Markey uur ledahay minkeda inu gadal u jesto?  (Read 2801 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Amranqaaali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 15
  • Points: +0/-0
Su'aal: Markey uur ledahay minkeda inu gadal u jesto?
« on: April 18, 2016, 12:19:23 PM »
Asc doctor  waxa raba ina iga sacideyso doctor nagta markey uur ledahay minkeda inu gadal u jesto so lamarabo ama sidisa hore uu ahayna tas iga jahil bixi doctor jazakallah




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Markey uur ledahay minkeda inu gadal u jesto?
« Reply #1 on: May 06, 2016, 08:42:16 PM »
Waxa kaliya ee isbadalo markii hooyada uurka yeelato waa cabirka Minka ee booskiisa kama durqo, mana qalloocsamo, meel kalane uma jeesto.
Haddii ay arrimahaas dhacaan, dabiici ma ahan, mana la rabo inuu sidaa noqdo.
Hadduu minka gadaal u dhaco waxaa loo yaqaanaa "Retroversion", hadduu gadaal u qalloocsamo waxaa loo yaqaanaa "Retroflexion".
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Biyaha ama Shahwada oo laysku celiyo dhib miye ledahay?

Started by IlyaasmaxamedBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 9389
Last post December 22, 2017, 03:27:38 PM
by Ilyaasmaxamed
Su'aal: Galmada oo aad badsado cafimad daro miyeey ledahay ?

Started by AlkatraBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 6463
Last post May 22, 2016, 07:42:02 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Faidoyinka ay ledahay saliida dhaga yaraha?

Started by QaysBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 50986
Last post March 09, 2016, 05:10:20 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Shahwada oo laysku celiyo dhib ma ledahay?

Started by IlyaasmaxamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8901
Last post December 03, 2018, 04:39:56 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Faa'iidada Caafimad ey Xulbadu ino ledahay?

Started by CiiltireBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 20271
Last post September 15, 2016, 10:10:40 PM
by Ciiltire