Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Markey uur ledahay minkeda inu gadal u jesto?

(1/1)

Amranqaaali:
Asc doctor  waxa raba ina iga sacideyso doctor nagta markey uur ledahay minkeda inu gadal u jesto so lamarabo ama sidisa hore uu ahayna tas iga jahil bixi doctor jazakallah

SomaliDoc:
Waxa kaliya ee isbadalo markii hooyada uurka yeelato waa cabirka Minka ee booskiisa kama durqo, mana qalloocsamo, meel kalane uma jeesto.
Haddii ay arrimahaas dhacaan, dabiici ma ahan, mana la rabo inuu sidaa noqdo.
Hadduu minka gadaal u dhaco waxaa loo yaqaanaa "Retroversion", hadduu gadaal u qalloocsamo waxaa loo yaqaanaa "Retroflexion".

Navigation

[0] Message Index

Go to full version