Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay ovarian and uterine cycle?

(1/1)

Guhaad Cabdi:
Meqa Phases  aya lo qeybiya
 Waa maxay fertilization

Codsi iyo talo waxan jeclan laha in ad kuso dartan barnamijkina su aalo iyo jawaabo caafimaad si ay uga fa idestan arday medicine ka barata ha ahadan kuwo terminology embrology physiology anatomy abama biochemistry iyo xitaa pharmacology bishi laba mar ama isbuciba mar idinko mahadsan ama xita quiz ahaan facebook nagu so weydiya si aan waxbadan o macaliminta somaliyed an ka faidin an idinkaga faidno

SomaliDoc:
Insha'llah way jiraan qorshooyin miiska saaran oo aan ugu faa'idayn doonno ardayda caafimaadka barato khaasatan maadooyinka aad tilmaantay.
Waqti iyo isku aadin ayuu nooga baahan yahay kaliya, waana kula socodsiin doonnaa markii aan billawno insha'llah.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version