Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xabad u seexashada caruurta?

(1/1)

Torayo:
Baby yar oo bilaabay inuu xabadka useexdo isagoo jira 2 bil mar walbana hurdada ay ugu baxdo xabad usexashada, marka dhib miyay ukeenaysaaa maxaase sababa?? Thnks.

SomaliDoc:
Xabad u seexashada caruurta yaryar waa arrin caadi ah, weliba caruurta aanan safiican u hurdin ama hurdada ku soo naxnaxa ayaa xabad xabad loo jiifyaa, taasi dhib ma lahan ee haka welwelin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version