Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
SU'AAL: QALLIINKA XININYAHA?
(1/1)
m.mo141:
Asc bahda somdoc wa salaman tihin doctors waxaa jiro wiil sxpo naha o mudo wax dhalin naago fara badan na so guursaday 16/04/2016 ayaa waxa lagu sameeyay qaliin xiniyaha ah waxaana ku sameeyay dhakhtar hindi ah o imaday somalia marka doctors
QALIINKAAS XINIYAHA AMA XININTA MAXAY TAHAY FAAIDA INFORMATION BUUXA IGA SIIYA
MIDA XIGTA QOF SPERMCOUNTGISA AY YAR TAHAY %6.9 MILLION AH MA U BAAHAN YAHA QALIIN
THANKX
SomaliDoc:
Qalliimada xaniinyuhu way kala duwan yihiin, waxayna ku xiran tahay cillada laga qalay in aan ogaano marka hore.
Fadlan xanuunka lagu sheegay noo soo sheeg, kadib ayaan ka hadli karnaa qalliinka lagu sameeyay.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version