Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaa I xanuunooyo lugta midigta qeebta cajirka?

(1/1)

Umu Amira:
Asc Dr aad ayaad u mahadsantahay ajar allaha kaa siiyo wanaaga aad sameeyneeyso intaa kadib waxaa I xanuunooyo lugta midigta qeebta cajirka oo ah qeebta ka koreeyso  jilibka oo dhinacaaga ah meesha markaas istaago oo gacanta daayso masha gacanta Ku aadeeyso waxeeynaa I xanuuntaa markaan uur yeesho marka aan dhalana lugta in leey caawiyo ma ogiye  mana qaadi Kari umusha kadib waan roonaadaa inkastoo wali dareemaayo especially markuu qabow yimaado waxaan kaa codsanaa dr in aad ii soo jawaabto mahadsanid .

SomaliDoc:
Cabashadaas kaliya laguma fahmi karo ee fadlan dhakhtar la xiriir si loo eego in cillada ay muruqa tahay, ama lafta ka hooseyso ama xididada intaba waa suuragal.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version