Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kaadi Raagaysa?

(1/1)

Ahmed Gulied:
asc doctor waan ku salaamay adiga iyo bahda caafimaadkaba salaan kadib doctor waxa jirta dhibaato yar taasoo ah kaadida oo iga qaadata wakhti badan mana aha kaadi badnaan awgeed laakiin kaadida ayaa marba inyar iga imaanaysa Oo hadana joogsanaysa waxaa intaas dheer markaan kaco een dharka xidho ayaa hadana inyaroo kale iga imaanaysaa markaa doctor ma i caawin kartaa?.
mahadsanid

SomaliDoc:
Kaadida oo kugu hakato waxaa keeni karo waxyaabo dhowr ah waxaa ugu caansan infekshanka kaadida iyo cilladaha qanjirka borostaatada.
Akhriso dhibaatooyinka borostaytka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0
Akhriso caabuqa kaadi mareenka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version