Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Epidermolysis bullous simplex?

(1/2) > >>

Umu Munazal:
Asc doc. Jzk kheyr  abalkada  janada  alaha ka dhigo  waxaan  ku weydiinaya  waan Macau cudurada ku dhaco  maqarka  oo la yirahdo  epidermolysis bullous simplex. Waxa an leyahay maqarka ad u jilcan  dhaqtarkana  Waxa  uu I leyahay  jiradaan ayay  shabahdaa lkn  natijada  maqarkada  jawab cad uma aha. Waxa  an ku nolahay  wadanka norwey  lkn  baaritanka  Waxa uu  ka dhacay  London . Waxaan jeclaan laHaa in an ku  soo  diro  warqada  la isoo  diray  3 natijada . Waxana  ka codsanaa  inaa  fahfahin  intoo  ilah  ka  fahansiyay  Iga  siso. Mahadnaq gaar  ah.

SomaliDoc:
Warqadda baaritaanka iigu soo dir Facebook page-ka, kuna soo lifaaq warbixinta su'aashaadaan si aan halkaan kuugu soo bandhigo jawaabta.

Umu Munazal:
Asc  dr  adoo  Iga raaliya maxaa  helay  suaashi  aan  ku  soo  gudbiyay warqadihi  waan kugu  soo  diray  fc. Waqti  hore. Igana  raali naqo Jzk kheyr.

SomaliDoc:
Warqadaha waan akhriyaya, ee waxaad ii sheegtaa qaabka laguu hayo iyo waxa aad dareemayso oo faahfaahsan, maxaayeelay warqada kuma cada inuu xanuunkaan ku hayo, maxaayeelay waxaa la rabay inuu jirka bacoolo yeesho si xanuunkaan looga shakiyo marka horaba, laakiin markii lagaa qaaday baaritaanka ma aadan lahayn ayaa warqada ku qoran ee faahfaahin sida laguu haayo ka soo bixi, haddii maqaarka meesha nabraha ka soo baxeen aad sawir ka soo qaadi kartid, iigu soo dir Facebook.

Umu Munazal:
Waa  sida  aa. Ku shegay  dhaqtarkana  igu  dhahay  ma  cada  in  xanubkaa i hayo  lkn  waxa  la  i hya qaabkisa oo kale  ani arka  aan  ka  hadlo  teyda  waxa  isiibto  cidiyaha  maqarkeygana  aaad buu  ijilcanyahay  waxaa  laga  yabaa  jug yar  in  ay maqarka  iga  fiqdo maraka qaarna  meshii  uu  ka fiqmi  laha aqarka  waxaa  dhacdo  in  dhecaan  soo  galo  oo ay  bacool naqato lk ma badna.  Soomalida  waxay  igo  yiraahdaan waa waraboow wayo  cidiyaha kusibkusiban.hadaa fahfahin  guud  kaa  siisiyna  waxa  uu jirkeygu  melaha  qaar  sida  faraha  la moodaa  sida  qof  gubatay  oo cadcadkii  dabka  ku  danbeyo.  Waxa  waalid  keey  ii shegay  in xani ku igu  bilawday markaa  socod  baradka ahaa oona aan ku  xanunsaday waaa  aan ooynayu sida mel  la qaninay  oo kale ayay  mesha kobabin naqaneysay barar iyo bacool. Walow  markaa  weynaday aan  wax xanuna  arkin  maqarkoo  i jilacsan mooyoo  wax  cinjo ahna maba  ii soo baxaan.

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version