Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Epidermolysis bullous simplex?

<< < (2/2)

SomaliDoc:
Xanuuno badan ayaa keeni karo qaabka laguu hayo, laakiin ma filayo inuu waraabow yahay, halkaan ka akhriso warbixin ku saabsan waraabow-ga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1339.0

Cudurrada maqaarka waxaa lagu ogaadaa waraysii dheeri yo wiisito muuqaaleed, iyo in cudurrada loo malaynayo in mid mid looga saaro liiska shakkiga khaasatan hadduu xanuunka uu muddo ku soo hayay, laakiin sida warbixinta baaritaanka aan ka arkay iyo sida laguu hayo, u malayn maayo inuu EBS ku hayo.

Caafimaad baan kuu rajaynayaa.

Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version