Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Buskut Abu Waladku Halis Caafimaad Ma Leeyahay?
(1/1)
AarDacar:
Mudo badan oo ay istic maalayeen umadda somaliyeed buskutkan waxaan jeclaystay inaan wax ka ogaado hadii uu jiro dhibaato caafimaad oo uu yeelan karo iyo wax yaabaha xaqiiqo ahaan laga sameeyey ee aan ahayn inta ay dusha uga soo dhajiyeen.
Allaa Mahadleh
SomaliDoc:
Buskutka abu-walad waxaa lagu sameeyaa dalka Yemen, weliba magaalda Taciz, wadamo badane waa laga isticmaalaa, welina iyadoo dhibaato caafimaad laga sheegayo ma arkin.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version