Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa Maxay Makaan Dheeligu?
(1/1)
AarDacar:
Ma jiraa wax la idhaahdo makaan dheeli? waxaan arkaa inta badan xaaska oo ka cabanaysa cilmi ahaana maan fahmin.
waxay dhibaato ka sheegataa xanuun dhabarka ah sidii oo waran lagu mudaayo qaarka danbe, awood daro & xanuun uurjiifta ah.
Allaa Mahadleh
SomaliDoc:
Haddii aad ula jeedid makaanka oo booskiisa ka soo baxo, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1730.0
Haddii wax kale laga wado, fadlan dhakhtar la xiriiri si loo ogaado waxa jira, waxa ugu badan ee keeno dhabar xanuunka dumarka waa infekshan.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version