Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Qofka qabo cagaarshowB maxa lagudboon?

(1/1)

Sahalkaasim:
Aslamu alaykuma salan kadib
Qofka qabo cagaarshowB maxa lagudboon
Hadii mesha uu jogo dawada kawayo maxad igulatalin laheden
Sidan kuhelikara dawada doctorka ii qoray wxn joga mogdishu
Qasab miya inuu iska baro HBV-DNA PCR

SomaliDoc:
Haddii aad la xanuunsanayso cudurka, waa muhiim in aad samayso baaritaanka Hepatitis B viral load ama HBV-DNA - PCR oo lagu ogaanayo tirakoobka feyraska jirka ku jiro, waana wax la sameeyo si loo ogaado in heerka daawada aad gaartay iyo in kale, mana filayo in baaristaas aad Soomaaliya ka heli doontid.
Akhriso qoraal ku saabsan Cagaarshowga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=633.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version