Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay cunnooyinka u fiican dhiigkarka?
(1/1)
Salaado cali:
Cunooyinka i feecan dhiig larka waa maxay dr thanks
SomaliDoc:
Ka fogow isticmaalka cusbada badan, ku dadaal qudaarta, cagaarka, caanaha iyo cunnooyinka dabiiciga ah.
Haddii aad dhiigkar qabtid, si joogto ah u qaado daawada laguu qoray, jimicsina sameey.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version