Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaa jeclahay in aan kaligeey ahaado?

(1/1)

Ashom:
Waxaa jeclahay in aan kaligeey ahaado kaligeey in aan qolka isaga jiro dad ka manecbi lkn waxaa iiga raaxo badan in kaligeey ahaado .xaafada markaa kaligeey ahay iyo markii lawada joogo waa kala macaan tahay oo cidlada macaan badan . arinkaas caafimaad ahaan kawaran Dr.

SomaliDoc:
Waa dabeecad aad leedahay mana ahan dhibaato caafimaad, dadkuna isku dabci maahan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version