Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxan kcbnaa dhidid frbdn lugaha iyo gacmaha?

(1/1)

Maanqabojiye2018:
Asc dhqtar walal aad iyo aad umahasnthy howsha weyn aa umada uheyso alana ajar hakasiyo dhqtr waxan ku weydina aniga wxan kcbnaa dhidid frbdn lugaha iyo gacmaha iyo wajiga iyo shafqolaha kulel yar uma adkesn kro waa da aa sida roob cml waxa lxiriyay dhqtro bdn ilaa 2 dhqtr wxey isku racen in qaliin lsmeyo arintalagu bogsnyo qalinkna wxa lagu smenya sedad dhabrka mra aya lakla jraa dhididkna wuu istga bey igu yiriin dhqtar qalinka majira arintaa run matahy mise arinteyda maxa kloo lagu xlinkraa culeys aad iyo aad baan kuqbaa dhqtr mxa igula talin laheed mhsnid jwaab wacan

SomaliDoc:
Qalliinkaas waa wax jiro, ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version