Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Wuxuu qabaa boronkito illa yarantisa?

(1/1)

Zeynab:
Asc wr wb salan kadib wiil walashe dhashay oo 7 jir ah aya waxa qaba borkito illa yarantisa dhowr jeer aya isbital la geyay mar cirbado lo so qoro iyo mar sharoboyin loo soqoro  feeraha ayuna ka cabada marka borkitada kuso kacdo qandho wu leyahy marka saa id oigu kacsanthy laba jeer ayas rajo la sary feerihisa wa fcnyhn ayey dhahen dawada marku dhamestana qofac maka dhamdo muddo bil ah aya dawo u dhamty illa iyo hadana qofaca kama dhamado mararka qaar marku cunada cunayo wuku qonfaca  markasta cantuf ayu tufa la jeerna kilyo xanun aya lagu so shegay daawooyinka infekshin aya lo so qoray
 Maxa kenayo qofacan badan? 
Mahad sanidin

SomaliDoc:
Qufaca badan waxyaabo badan ayaa keeno lama soo koobi karo ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6726.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version