Author Topic: Su'aal: Maxaa keena in madaxa culees ad ka dareentid?  (Read 7274 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline C.risaaq

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maxaa keena in madaxa culees ad ka dareentid?
« on: April 24, 2016, 07:49:33 PM »
asc dr ilahy haku barekeeyo .. inkasto aadan su.alahyga iga so jawaabin ...  waxaan ku waydin lahaaa maxa keena in madaxa culees ad ka dareentid siiba wajiga dhafoorada  indhaha dushooda o aragu xataa culees noqonayo  marmar wuba yaraan aragu ..  cudurke keeni kara ..dr




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa keena in madaxa culees ad ka dareentid?
« Reply #1 on: May 06, 2016, 10:07:55 PM »
Waa nooc ka mid ah madax xanuunka waxaana loo yaqaanaa "Tension Headache", ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0

Su'aalaha waa lagaaga soo wada jawaabaa, laakiin waxaan filaa in aadan garanayn meesha jawaabaha laga akhristo, haddii aad jawaabtaa aragtid, fadlan profile-kaaga gal ee su'aalaha aad soo gudbisay iyo jawaabahooda ka akhriso.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 82581
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 193781
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 139683
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 83941
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 85686
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig