Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxay ka cabanaysaa dhabar xanuun daran?

(1/1)

Shosmanka:
xaaskayga waxay leedahay uur 3 bilood ah waxay ka cabanaysaa dhabar xanuun daran iyo dhinaca bidix oo haddii ay useexato naqasku qabanayo. waxan Dr codsanayaa talo caafimad. mahasanidiin.

SomaliDoc:
Waa in ay dhakhtar u tagtaa si loo ogaado waxa keenayo dhabar xanuunka, waxyaabo badan ayaa keeni karo qaar guud iyo qaar u gaar ah haweenka uurka leh.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version