Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa keena in madaxa culees ad ka dareentid?
(1/1)
C.risaaq:
asc dr ilahy haku barekeeyo .. inkasto aadan su.alahyga iga so jawaabin ... waxaan ku waydin lahaaa maxa keena in madaxa culees ad ka dareentid siiba wajiga dhafoorada indhaha dushooda o aragu xataa culees noqonayo marmar wuba yaraan aragu .. cudurke keeni kara ..dr
SomaliDoc:
Waa nooc ka mid ah madax xanuunka waxaana loo yaqaanaa "Tension Headache", ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0
Su'aalaha waa lagaaga soo wada jawaabaa, laakiin waxaan filaa in aadan garanayn meesha jawaabaha laga akhristo, haddii aad jawaabtaa aragtid, fadlan profile-kaaga gal ee su'aalaha aad soo gudbisay iyo jawaabahooda ka akhriso.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version