Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sanada bdn badar aan si fcn u cuni karin?

(1/1)

Hero:
Qof dumara hdana sanada bdn badar aan si fcn u cuni karin hade cuntana ku matageeso marka maxa kenay dr

SomaliDoc:
Cillado badan ayaa keeni karo sida dheefshiid xumo, cudurka gaaska, xanuun mindhicirrada ah ama xanuun ku raagay oo cunno xumo ku riday, waa in dhakhtar loo geeyaa qofkaas.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version