Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cudurka Qamuunka Tonsil Stone?

(1/1)

Omar_jma:
asc doctor suaala aya rabay inaa ku weydiiyo balse meel kale ma aqaan laakiin halkan aya macquul u arkay
1: tonsil stones ayaa isu arkay mudo afar bilood ah markaa hada dhaqtar la balansanahay isagoo operation lagu sameeyo iyo in caadi kolba aan iskaga soo saaro marka isu arko, midkee aya la qaatay
2: tonsil stones ma sababi karaa cancel ilaahay baa kugu dhaarshe i caawi walaal
3: Mida kale hada raashin sidaan u cuni laha aya igu adkaatay wa i xanuunaya cunaha bal doctor alaha ka jazaai siiyee jawaab iga sii

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso dhagaxaanta quumanka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2601.0

Mana keeno kansar.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version