Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Ginger Vs men Sperm fertile?
(1/1)
Ciiltire:
Sc. Mahad eebaa iska leh, bahda somalidoc runti mahad iyo abalba wad mudantihin.
Waxan idinka codsanaya inad iga jahil tirtan, sanjabiilka o la cabo saamayn maku yelan karta shahwada ninka, waxyelo ma garsin karta cayayaanka shahwada ninka ku nole rimisa hawenka, ama wax tar ma u leedahay? runti sanjabilka faaiidadiis iyo waxyeladisa ku aadan shahwad ninka iga jahil tir Dr.?
mahadsanid.
SomaliDoc:
Sanjabiilku faa'idooyin badan ayuu u leeyahay bini'aadanka ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6530.0
Sanjabiilku unugyada shahwada wax dhib ah ma gaarsiiyo, meelaha qaar waxay sheegaan inuuba kobciyo sida ka muuqato diraasadaan: http://www.bioline.org.br/abstract?rm09002
Navigation
[0] Message Index
Go to full version