Asalamu aleikum waxan rabaa inaan doctor ka weydiiyo aniga waxan guursadey 3sano mudo laga joogo welina xaaskeyga wax iskuma dhali waxan tagey dhaqtar waxa u iga qadey shahwa wax uu i shegey ineysan xawo jirin waxan u idirey testicule biopsy kadibna waxa u i sheegey iney jiraan xawo waxaana u igu yiri waxaad u tagtaa IVF taasna dhib bey igu tahay maxa yeley marabo in xaskeyga uu qof ajnabi ka ah korkeeda arko marka maxad sameyaa ma leeyahay daawo iga caawin karta in shahwadeyda xawo laga helo waa mahadsan tahay