Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay xanuunka dadka cirbaha uga dhaca?

(1/1)

Cali Yusuf:
asc waxaan dhakhtar ku waydiinayaa  waa maxay xanuunka dadka cirbaha uga dhaca oo dadku dhahaa circirboow. badanaa qof markuu nasto oo kaco oo socdo baa cirbuhu xanuunayaan

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3429.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version