Author Topic: Su'aal: Qof dumar ah oo caloosh quluc quluc ka yeereeso?  (Read 2809 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ashom

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 97
  • Points: +0/-0
Su'aal: Qof dumar ah oo caloosh quluc quluc ka yeereeso?
« on: April 25, 2016, 08:42:47 PM »
Qof dumar ah oo caloosh quluc quluc ka yeereeso galmada kadib gaar ahan qeebaha danbe ee galmada ilaa 10 saacadood iyo kabadan .dhiig yar oo qoyaaN ahna ka socdo gudaha mudo 4 saCadood kadib oo aan caado aheeyn .kaadi heeysta ,beerka,caloosha dhan xanuuneeyso markii LA riixo.xitaa dhabar ka wa xanuunaa .wa maxaay doctor ..thank u




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Qof dumar ah oo caloosh quluc quluc ka yeereeso?
« Reply #1 on: May 20, 2016, 08:56:28 PM »
Waxay noqon kartaa nooc infekshanka ka mid ah, khaasatan hadduu dheecaan ku aruuro godka loo yaqaano "Douglas Pouch", Fadlan la xiriir dhakhtar Gynecologist, waxay u baahan doontaa in ultrasound laga saaro qeybta miskaha.
Cillado kalane way noqon kartaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Miir beelid dumar galmada kadib ama gudahed?

Started by Zaki7Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 10135
Last post April 25, 2015, 01:34:55 PM
by SomaliDoc