Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Azoospermia?

(1/1)

Titax:
Asalamu aleikum   waxan rabaa inaan doctor ka weydiiyo  aniga waxan guursadey 3sano mudo laga joogo welina xaaskeyga wax iskuma dhali waxan tagey dhaqtar waxa u iga qadey shahwa wax uu i shegey ineysan xawo jirin waxan u idirey testicule biopsy kadibna waxa u i sheegey iney jiraan xawo  waxaana u igu yiri waxaad u tagtaa IVF  taasna dhib bey igu tahay maxa yeley marabo in xaskeyga uu qof ajnabi ka ah korkeeda arko marka maxad sameyaa ma leeyahay daawo iga caawin karta in shahwadeyda xawo laga helo waa mahadsan tahay

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso xaalada Azoospermia, waxa ay tahay iyo waxa keeno iyo noocyada lala tacaali karo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3284.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version