Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Qof dumar ah oo caloosh quluc quluc ka yeereeso?

(1/1)

Ashom:
Qof dumar ah oo caloosh quluc quluc ka yeereeso galmada kadib gaar ahan qeebaha danbe ee galmada ilaa 10 saacadood iyo kabadan .dhiig yar oo qoyaaN ahna ka socdo gudaha mudo 4 saCadood kadib oo aan caado aheeyn .kaadi heeysta ,beerka,caloosha dhan xanuuneeyso markii LA riixo.xitaa dhabar ka wa xanuunaa .wa maxaay doctor ..thank u

SomaliDoc:
Waxay noqon kartaa nooc infekshanka ka mid ah, khaasatan hadduu dheecaan ku aruuro godka loo yaqaano "Douglas Pouch", Fadlan la xiriir dhakhtar Gynecologist, waxay u baahan doontaa in ultrasound laga saaro qeybta miskaha.
Cillado kalane way noqon kartaa.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version