Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Nin ka raga ah markii oo galmo sameeynaayo?
(1/1)
Ashom:
Nin ka raga ah markii oo galmo sameeynaayo hadii marka ugu hireeyso 40 seken biyaha uga yimaadaan isla markii na 30 sekan gudahood oo hoowshii kusii wadi karo lkn hoowshii 1 daqiiqo soconeeyso ..ilaa 7 mar asoona nasan oo shaqada kasii wadi karo meeshiisa lkn marba markii kasii danbeeyso waqtigu sii kordhaa ..
Tusaale
Marka koowdaa 40 ilbiriqsi Ku biya baxaa
Marka labaad 1 daqiiqo
Marka sedaxaad 3 daqiiqo
Afaraad 8-10 daqiiqo .IWL
Nin kaas biyo bax deddeg ah maqabi karaa
Mahadsanid somalidoc.com
SomaliDoc:
Qofkaasi wuu qabaa biyo-bax degdeg ah, sababta uu marwalba marka ka damayso xoogaa u daahayane waa dabiici ee qoraalkaan akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version