Author Topic: Su'aal: markaan umulo kadib caloosha ma iska xiri karaa?  (Read 10567 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Deko Ali Omar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: markaan umulo kadib caloosha ma iska xiri karaa?
« on: April 26, 2016, 09:35:54 PM »
asc Drs waa  ku mahadsan tihin sida aad noga haqadtirtaan wax yabaha aan isweydiin karno

sual ayaa qaba ah ani uur ayaa leyahay marka mar umulo ama dhalo caloosha ma iska xiri karaa wax dhib miyay keene  hadan iska dhaafo calosha miyaa iga weynanayso fadlan iga jahil bixiya




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: markaan umulo kadib caloosha ma iska xiri karaa?
« Reply #1 on: May 20, 2016, 09:13:11 PM »
Waad xiri kartaa, wax dhib ahne kuuma keenayso, waxaa laga yaabaa inuu xanuunka uuryaalka uu kaa yareeyo, murqaha oo dib ugu laabto booskooda waxay ka hortagaa caloosha oo soo waynaato, waa arrin jirta ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1924.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: