Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: markaan umulo kadib caloosha ma iska xiri karaa?

(1/1)

Deko Ali Omar:
asc Drs waa  ku mahadsan tihin sida aad noga haqadtirtaan wax yabaha aan isweydiin karno

sual ayaa qaba ah ani uur ayaa leyahay marka mar umulo ama dhalo caloosha ma iska xiri karaa wax dhib miyay keene  hadan iska dhaafo calosha miyaa iga weynanayso fadlan iga jahil bixiya

SomaliDoc:
Waad xiri kartaa, wax dhib ahne kuuma keenayso, waxaa laga yaabaa inuu xanuunka uuryaalka uu kaa yareeyo, murqaha oo dib ugu laabto booskooda waxay ka hortagaa caloosha oo soo waynaato, waa arrin jirta ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1924.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version