Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Buradu ma tahay wax sida aan ka maqlay dadka?

(1/1)

Shaaficifalcoa:
Asc somalodocs waxaan qaba suaaal ah maxaa u dhexeeya buro iyo bar.
buradu ma tahay wax sida aan ka maqlay dadka caafimaadka barta in buradu bahalo dhexdeeda ku jiraan.
maxayse tahay burada la dhaho buro bahaleed oo dadka ka soo baxda calaalaha sidaan ku maqli jirayna markaan yaraa markay kaa soo.baxdo ayaa la dhahayaa bisha oo dhalatay galab ayaa gacanta loo jeediyaa ama raad dhurwaa ayaa la saaraa kadibna waa kaa bi'in waxayna tahay khuraafaad maxaa ka jira arinkaaas.
mahadsanidiin

SomaliDoc:
Arrintaasi waa khuraafaat, burada kuma dhex jiraan bahalo nool, waa haddii aan isla fahansannahay waxa burada laga wado.
Buradu waa kuus ka soo dul baxa qeyb jirka ka mid ah, waxay noqon kartaa hilib ama dheecaan, waxay noqon kartaa kansar.
Akhriso qoraal ku saabsan arintaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=484.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version