Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxan ku xanusada caadada waxan helaa bishii labo jeer?
(1/1)
Saakin:
waxan ku xanusada caadada waxan helaa bishii labo jeer Kadida MA ceshan Karo maxan sameya
SomaliDoc:
Kaadida oo aadan ceshan karin waxay astaan u noqon kartaa infekshan kaadi mareenka oo kugu raagay, infekshanka markuu heerkaa gaaro wuu keenaa caado wareer iyo in qofka uu uur qaadi waayo ee fadlana dhakhtar u tag si laguu baaro.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version