Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Marba marka ka si danbay sana waan si caatobayaa?

(1/1)

Shaaadia:
Asc dr waxaan raba inaan sual kuwaydiyo waxaan ahay gabar quracata qadaysa cashaysan wax walbo iga hor yimadana waan cunaa  wax xanuun aho lataaban karaa na ma qabo marba marka ka si danbay sana waan si caatobayaa  ma hormkayga qaldan mise wax kala jira jirkaygana wax kusiyadayaana majirto ?
mahadsanidin

SomaliDoc:
Waxba inaysan kaa qaldanayn ayaa dhici kara, dadka qaar ayaa sidaa ah, waxaana la dhahaa, waxaa aad u badan sida jirkooda u isticmaalo tamarta, way dhici kartaa cilald hormoonada la xiriirto, haddii aad shakisan tahay, la xiriir dhakhtar.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version